Shows / Mudug24

Episodes
Mudug24Shirkadda Tagaasida ee Vietnam ee Green SM oo isu diyaarinaysa inay suuqa Sweden soo gasho
SWEDEN: Shirkadda tagaasida ee Vietnam laga leeyahay ee Green SM ayaa isu diyaarinaysa inay adeeggeeda ka bilowdo dalka Sweden, kaddib markii la oggolaaday…
Mudug24Socialdemokraterna oo soo jeediyay in ruqsad laga qaado mulkiilayaasha guryaha ee ku xadgudba kiraystayaasha
SWEDEN: Xisbiga Socialdemokraterna ayaa ku baaqay in dalka Sweden laga sameeyo nidaam ruqsad-siineed oo lagu maamulo dadka guryaha kireeya, si ruqsadda looga…
Mudug24Xildhibaan Maxamed Cali oo dib ugu soo laabtay Baarlamaanka Sweden
Sweden: Xildhibaanka ka tirsan xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet), Maxamed Cali, ayaa dib ugu soo laabtay Baarlamaanka Sweden si uu uga qayb qaato codbixinta ku…
Mudug24Sharci cusub oo khuseeya dhammaan dadka baaskiilka wata iyo kuwa mootooyinka korontada ku shaqeeya (elsparkcykel) isticmaala.
In ka badan kala bar dadka waaweyn ee baaskiillada iyo mootooyinka korontada ku isticmaala Iswiidhan ma xirtaan koofiyadda badbaadada. Xaaladda ayaa ka sii…
Mudug24Xaalada Dalka Faransiiska oo Dagan kadib rabshado ka dhacay Halkaasi
Ra’iisul Wasaaraha Faransiiska, Sébastien Lecornu, ayaa sheegay in bandowga habeenkii ee laga dhaqan geliyey magaalooyin dhowr ah oo dalkaas ka tirsan uu gacan…
Mudug24Siyaasi Hal bil ku Jiray Barlamaanka Sweden oo iskaga baxay Golaha
STOCKHOLM, Sweden – Siyaasiga Jimmy Jansson oo ka tirsan xisbiga Socialdemokraterna (Xisbiga Shaqaalaha Bulshada) ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilayo xilka…
Mudug24Saba Abraham oo lagu dilay Koonfurta Stockholm iyo labo qof oo loo xiray
Xeer-ilaalinta Sweden ayaa codsatay in xabsiga la dhigo laba dhallinyaro ah oo kala jira 16 iyo 17 sano, kuwaas oo looga shakisan yahay dilka Saba Abraham, oo…
Mudug24Baarlamaanka Sweden oo Diiday in Magdalena Andersson Noqoto Raisal Wasaaraha Dalka
Stockholm, Sweden – Baarlamaanka Sweden ayaa diiday musharraxnimada hoggaamiyaha xisbiga Socialdemokraterna, Magdalena Andersson, ee xilka Ra’iisul Wasaaraha…
Mudug24Sweden oo diyaarinaysa isbitaallo u gaar ah xaaladaha degdegga ah haddii dagaal dhaco
Maamulka Sweden ayaa wada qorshe lagu horumarinayo isbitaallada iyo adeegyada caafimaadka degdegga ah, si dalka loogu diyaariyo xaalad dagaal oo suuragal ah…
Mudug24Xisbiga Centerpartiet oo Taageeray In Sharciyada Hore ee Jinsiyada Lagu Dabaqo Codsiyada Hore loo Gudbiyay
Xisbiga Centerpartiet ee Sweden ayaa taageeray in la dejiyo qodobo ku-meel-gaar ah oo ku jira sharciga cusub ee jinsiyadda, kuwaas oo oggolaanaya in dadka…
Mudug24Barlamaanka Sweden oo diiday Fasaxa Xildhibaan Maxamed Cali oo Baaritaan Ku Socda
Baarlamaanka Sweden ayaa diiday codsi fasax oo uu gudbiyey xildhibaanka Maxamed Cali, oo ka tirsan xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet), xilli boolisku baarayaan…
Mudug24Axmed Macalin Fiqi oo beeniyay inay Dowlada Weerartay Guriga Madaxweynihii hore ee Somaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa beeniyay in dowladda federaalku weerartay guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Seikh…
Mudug24Laftagareen iyo Gen Shubka oo lagu daray liiska cunaqabataynta maaliyadeed ee la xiriirta Al-Shabaab
Guddiga Qaranka ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada ee Soomaaliya ayaa liiska cunaqabataynta maaliyadeed ku daray 10 qof…
Mudug24Ciidan ka tirsan Somaliya oo Gudiha u galay Dalka Itoobiya Sida ay Xaqiijiyiin Maamulka Deegaanka Somalida
Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa markii ugu horreysay xaqiijiyey in ciidamo ay tababartay dowladda federaalka Soomaaliya ay galeen gudaha Itoobiya…
Mudug24Trump oo weerar afka ah ku qaaday Soomaalida iyo Haiti-ga, kuna eedeeyay inay Maraykanka burburinayaan
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday muhaajiriinta ka soo jeeda Soomaaliya iyo Haiti, isaga oo khudbad ka jeediyay isu-soo-bax…
Mudug244 Sano kadib oo Dad loo xiray Rabshadihii Quraan Gubista ee ka dhacay Örebro
Booliska Sweden ayaa gobolka Värmland ku xiray nin 25 jir ah, kaas oo looga shakisan yahay inuu ka qayb qaatay rabshadihii ka dhacay magaalada Örebro intii…
Mudug24Baarlamaanka Sweden oo Khamiista u Codaynaya Magdalena Andersson inay Noqoto Ra’iisul Wasaare
Guddoomiyaha Baarlamaanka Iswiidhan, Andreas Norlén, ayaa ku dhawaaqay in baarlamaanku maalinta Khamiista u codayn doono in hoggaamiyaha xisbiga…
Mudug24Dowlada Itoobiya oo Sheegtay Inaysan Jirin Cid ka Hor-isgaari karta Bada
Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Itoobiya Abadula Gemeda ayaa sheegay in aysan jirin cid ka hor istaagi karta Itoobiya inay hesho marin ay ku gaarto badda…
Mudug24Mareykanka oo Lagu Xiray 18 Sano Jir Fulin rabay Weerar ku Socday Mall of America
Hay’adda FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay inay fashilisay weerar argagixiso oo uu qorsheynayay wiil 18 jir ah oo lagu magacaabo Sheekhdoon Cabdullaahi Maxamuud…
Mudug24Germalka oo lagu xiray Madaxii hore ee Sirdoonka Dalkaasi oo lagu eedeeyay Jaajuus
Madaxii hore ee hay’adda sirdoonka dibadda Jarmalka, August Hanning, ayaa Talaadadii la xiray, isaga oo lagu tuhunsan yahay basaasnimo iyo isku day khiyaano…
Mudug24Jilib oo lagu Dilay hogaamiye hore oo ka tirsan Kooxda Shabaab
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay in howlgalkii qorsheysnaa ee ka dhacay degmada Jilib lagu dilay Bashiir Axmed Xaaji…
Mudug24Dowlada Itoobiya Xasan Sheekh ku eedaysay in uu ku kacay ficillo ka hor imanaya danaheeda
Itoobiya ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku eedaysay inuu taageeray tallaabooyin ay sheegtay inay ka hor imanayaan danaha istiraatiijiga…
Mudug24Sweden oo Poland u diraysa nidaamka difaaca cirka ee Patriot
Sweden ayaa go’aansatay inay Poland u dirto hal nidaam difaaca cirka ah oo Patriot ah iyo in ka badan 100 askari, si ay u ilaaliyaan garoon diyaaradeed ku dhow…
Mudug24Sweden oo ogolaatay Qaabilaada Qaxooti Cusub ee Wadamada Caalamka
Dowladda Sweden ayaa ogolaatay in dalka uu qaabilo qaxooti cusub oo ku imaanaya nidaamka qoondada qaxootiga (quota refugees). Go’aankan kadib, Hay’adda…
Mudug24In ka badan 850 arday oo ka Maqnaaday iskuullada Sweden kadib fasaxii xagaaga
In ka badan 850 arday ayaa ka maqnaaday iskuullada Sweden kadib fasaxii xagaaga, iyadoo degmooyinku aysan weli ogeyn halka ay carruurtu ku sugan yihiin…
Mudug24Anas oo Mudo 40 Bilood Kadib Helay Go’an Diidmo iyo Mid Tarxiilid Ah
Kadib ku dhawaad 40 bilood oo uu sugayay go’aan ku saabsan cusboonaysiinta deganaanshihiisa, Suuriyaan lagu magacaabo Anas Khalousi ayaa helay go’aan lagu…
Mudug246 Qof oo ku Dhaawacmay Gaari Bus-ah oo ku Rogmaday meel u dhow Växjö
Bas ay saarnaayeen ku dhowaad 30 qof ayaa ku rogmatay waddada qaranka ee 25-ka (riksväg 25), meel u dhow magaalada Växjö ee gobolka Kronoberg, Sweden. Dad…
Mudug24Migrationsverket:- Dadka Dalbanaya Lacagta Dib u Laabashada oo Korortay, Suuriyaanka oo Hogaaminaya
Hay’adda Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa sheegtay in codsiyada lagu dalbanayo gunnada dib-u-noqoshada ikhtiyaariga ah ay si weyn u kordheen intii lagu…
Mudug24Sharciyo cusub oo socdaalka la xiriira oo dhaqan galay 1-da Oktoobar
STOCKHOLM: Laga bilaabo 1-da Oktoobar, waxaa Iswiidhan dhaqan galay sharciyo cusub oo ku saabsan socdaalka, kuwaas oo taabanaya isu keenista qoysaska…
Mudug24Sweden oo Kaalinta Seddexaad ka gashay Heerka Shaqo La’anta Yurub
Heerka shaqo la’aanta ee Sweden ayaa bishii Agoosto gaaray 8.7%, taas oo ka dhigtay dalka saddexaad ee ugu sarreeya heerka shaqo la’aanta ee Midowga Yurub…
Mudug24Nin heestay Dhalashada Sweden oo 26 Sano ogaaday inuu heestay Dhalasho Khalad Ah
Stockholm, Sweden: Maxamed Xuseen ayaa muddo 26 sano ah aaminsanaa inuu yahay muwaadin Swedish ah. Wuxuu haystay baasaboorka Sweden, lambar shakhsiyeed…
Mudug24Gobolka California oo Si Rasmi ah u Aqoonsatay Ciidaha Fidriga iyo Adxaa
Guddoomiyaha gobolka California, Gavin Newsom, ayaa saxiixay sharci cusub oo si rasmi ah u aqoonsanaya Ciidul-Fidriga iyo Ciidul-Adxaa gudaha gobolka. Sharciga…
Mudug24Labo Todobaad Kadib Xisbiyada Mucaaradka oo Wali Isku Khilaafsan Dhismaha Dowlada
In ka badan laba toddobaad ayaa ka soo wareegay doorashadii baarlamaanka Sweden, balse weli waxaa muuqata in dhismaha xukuumad cusub uu adkaanayo. Xisbiyada…
Mudug24Codbixiyeyaasha Sweden oo doorbida heshiis siyaasadeed halkii doorasho la’aadi lahaa
Sahamin cusub oo laga sameeyay Iswiidhan ayaa muujisay in codbixiyeyaasha xisbiyada bidixda iyo cagaaran ay doorbidayaan in la gaaro heshiis siyaasadeed oo…
Mudug24Baarlamaanka oo mar kale Andreas Norlén u doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka
Baarlamaanka Sweden ayaa Isniintii dib u doortay Andreas Norlén oo ka tirsan Xisbiga Moderaterna (Conservatives) inuu mar kale noqdo Guddoomiyaha Baarlamaanka…
Mudug24Socialdemokraterna iyo Vänsterpartiet oo isku khilaafay kulamo la qorsheeyay
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa ku eedeeyay xisbiga Vänsterpartiet inuu ka gaabsanayo kulan ay labada xisbi yeeshaan. Socialdemokraterna ayaa sheegay inuu…
Mudug24Saddex qof oo ku dhaawacmay toogasho ka dhacday Jönköping
Wararka Sweden: Saddex qof ayaa ku dhaawacmay dhacdo toogasho ah oo ka dhacday xaafad la deggan yahay oo ku taalla magaalada Jönköping, Xalay. Booliisku waxay…
Mudug24Puntland oo Golaha Ammaanka u gudbisay cabasho ka dhan ah dowladda federaalka Soomaaliya
Puntland ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u gudbisay qoraal ay kaga hadashay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya, iyadoo ku baaqday in la…
Mudug24Isku daygii masaafurinta ee Aliya iyo Najiib oo la joojiyay
Stockholm, Sweden — Isku daygii lagu masaafurinayay si khasab ah laba walaalo ah oo lagu kala magacaabo Aliya iyo Najiib, oo 22 jir ah, kana soo jeeda…
Mudug24Haweeney lagu dilay guri ku yaalla Helsingborg, nin 70-meeyo jir ah oo loo xiray dilka
Haweeney ayaa meydkeeda laga helay guri ku yaalla magaalada Helsingborg, waxaana booliisku ka shaki qabaan in la dilay. Nin da’diisu tahay 70-meeyo jir ayaa…
Mudug24UK:- Hooyo iyo saddex carruur ah oo ku dhintay dab ka kacay guri ku yaalla Merseyside
Haweeney iyo saddex carruur ah ayaa ku dhintay dab xooggan oo ka kacay guri ku yaalla Merseyside, dalka Ingiriiska. Adeegga Dab-damiska iyo Samatabbixinta…
Mudug24Xildhibaan kale oo ka tirsan Xisbiga Vänsterpartiet oo Shaqadiisa iska Hakiyay
Axmed Cabbaas Cumar, oo ka tirsan Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet), ayaa si ku-meel-gaar ah uga hakaday shaqadiisa siyaasadeed kadib markii la ogaaday in…
Mudug24Xildhibaan Mohamed Abdulkadir Ali oo Shaqadiisa Barlamaanka la Hakiyay Sida ay Xaqiijiyeen Xisbiga Vänsterpartiet
lSTOCKHOLM, Sweden — Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet) ayaa sheegay in xildhibaan la doortay oo ka tirsan xisbiga, Mohamed Abdulkadir Ali, uu hakiyey…
Mudug24Sharciyo cusub oo adkeynaya mideynta qoysaska oo dhaqan gelaya 1-da Oktoobar 2026
Stockholm — Laga bilaabo 1-da Oktoobar 2026, waxaa Sweden ka dhaqan geli doona xeerar cusub oo ku saabsan mideynta qoysaska, kuwaas oo ay ku jiraan shuruud ah…
Mudug24Mataano Somali ah oo Loo Musaafurinayo Dalkooda Xili Waalidkooda Aysii Joogayaan Sweden
STOCKHOLM, Sweden — Laba mataano ah oo lagu kala magacaabo Alia iyo Abdinjiib ayaa la qorsheynayaa in laga masaafuriyo Sweden loona diro Soomaaliya 22-ka…
Mudug24Xisbiga Bidixda oo ka gaabsaday faallo ku saabsan tuhunnada musuqmaasuqa doorashada
Xisbiga Bidixda ee Iswiidhan ayaa sheegay inuusan maanta wax faallo ah ka bixin doonin tuhunnada la xiriira wax-is-daba-marinta doorashada ee ku saabsan sida…
Mudug24Mareykanka oo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan deegaanka Doolow ee Itoobiya
Safaaradda Mareykanka ee Addis Ababa ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan aagga Doolow ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, iyadoo laga…
Mudug24Xabsi 18 Sano oo Lagu Xukumay Ninkii Weeraray Ilhan Omar
Maxkamad ku taalla gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa 14 bilood oo xabsi ah ku xukuntay nin lagu helay inuu weeraray Ilhan Omar, oo ah xildhibaanad ka…
Mudug24Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed oo iska casilay xilka
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Dr. Axmed Cali Muuse, ayaa shalay si rasmi ah ug gudbiyay hogaamiyaha Koonfur Galbeed Sheekh Aadan…
Mudug24Isbedello Dhaqaale Iyo Kordhin Kaalmo oo Ku Imaanaya Qoysaska Sweden Marka ay Timaado Dowlada Cusub
Natiijada doorashada Sweden waxay keeni kartaa isbeddello ku yimaada dhaqaalaha qoysaska, oo ay ka mid yihiin kordhinta lacagta carruurta (Barnbidrag)…
Mudug24Ra’iisul Wasaaraha Norway oo hambalyo u diray Magdalena Andersson kadib doorashadii Sweden
Ra’iisul Wasaaraha Norway, Jonas Gahr Støre, ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha Xisbiga Sooshal Dimuqraadiga, Magdalena Andersson, kadib markii ay caddaatay in…
Mudug24Xisbiga Vänsterpartiet oo Diiday Qorshaha Lagu Dhisayo Dowlada Sweden hadii uusan ka Mid Noqon
Xisbiga Bidixda ee Sweden ayaa diiday qorshe lagu dhisayo dowlad uu kaligiis hoggaamiyo Xisbiga S, iyadoo taageero dibadda ah laga siinayo xisbiyada Dhexe…
Mudug24Xisbiga Center-ka Sweden oo diiday wada-hadallo dowlad-dhisid ah haddii Vänsterpartiet uu dowladda ka mid noqdo
Stockholm, Sweden – Xisbiga Center-ka ee Sweden ayaa sheegay inuusan bilaabi doonin wada-hadallo ku saabsan dhismaha dowlad cusub, inta uu Xisbiga Bidixda…
Mudug24Ra’iisul Wasaaraha Sweden Ulf Kristersson oo Is Casilay
Ra’iisul Wasaaraha Sweden Ulf Kristersson ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilayo xilka, wax yar kaddib markii natiijooyinka hordhaca ah ee doorashada ay…
Mudug24War Deg Deg Ah:- Mucaaradka Sweden oo ku Guuleestay Doorashada, Codadka oo la Dhameestiray
Tirinta codadka doorashada baarlamaanka Sweden ayaa lagu soo gabagabeeyay dhammaan 6,626-ka goobood ee codbixinta, iyadoo hadda la sugayo in si rasmi ah loo…
Mudug24Wararka Ugu Danbeeyay Doorashada Sweden, Lix Degmo oo Harsan Tirintooda
Ku dhowaad dhammaan degmooyinka doorashada ayaa la dhammeystiray tirintooda intii lagu jiray Arbacadii, waxaana maanta harsan oo keliya lix degmo, sida ay…
Mudug24Trump iyo Putin oo ka wada hadlay soo afjaridda dagaalka Ukraine
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, isagoo u sheegay inuu doonayo in si…
Mudug24Ku Dhawaad 1,000 duulimaad oo UK ah oo la baajiyay kaddib cilad farsamo
London, UK — In ka badan 1,000 duulimaad ayaa lagu baajiyay garoomada diyaaradaha ee Britain, kaddib cilad farsamo oo ku timid nidaamka maaraynta duulimaadyada…
Mudug24Sweden oo Maxkamad soo taagtay Hooyo Ku Eedeysan Guurka Caruurteeda
Sweden: Maanta waxaa dalka Sweden ka bilaabatay maxkamadeynta hooyo lagu eedeeyay inay gabadheeda oo 14 jir ah u guurisay nin 20-meeyo jir ah, xilli ay safar…
Mudug24Dowlada Somaliya oo War Kasoo Saartay Dagaal ay Baydhabo Kula Gashay Koox Taageersan Laftagareen Iyo Shabaab
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada dowladda ay saaka magaalada Baydhabo ku jabiyeen maleeshiyaad ay ku tilmaantay kuwo taabacsan…