
Dowlada Somaliya oo War Kasoo Saartay Dagaal ay Baydhabo Kula Gashay Koox Taageersan Laftagareen Iyo Shabaab
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada dowladda ay saaka magaalada Baydhabo ku jabiyeen maleeshiyaad ay ku tilmaantay kuwo taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo sida ay wasaaraddu sheegtay isku milmay. War kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in dagaalku uu magaalada Baydhabo ka […] The post Dowlada Somaliya oo War Kasoo Saartay Dagaal ay Baydhabo Kula Gashay Koox Taageersan Laftagareen Iyo Shabaab appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.