skinny.

Latest / Mudug24

Barlamaanka Sweden oo diiday Fasaxa Xildhibaan Maxamed Cali oo Baaritaan Ku Socda

Baarlamaanka Sweden ayaa diiday codsi fasax oo uu gudbiyey xildhibaanka Maxamed Cali, oo ka tirsan xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet), xilli boolisku baarayaan tuhun la xiriira wax-is-daba-marin doorasho oo lala xiriirinayo ololihiisii uu ku doonayey inuu ku helo codadka shakhsiga ah ee magaalada Borlänge.

Si kastaba ha ahaatee, Maxamed Cali si rasmi ah looguma wargelin inuu isaga laftiisu yahay qof looga shakisan yahay inuu dembi galay.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Sweden, Andreas Norlén, ayaa telefishinka TV4 u sheegay in xeerarka lagu maamulo bixinta fasaxyada sababo shakhsiyeed ay aad u adag…

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.