
Dowlada Itoobiya Xasan Sheekh ku eedaysay in uu ku kacay ficillo ka hor imanaya danaheeda
Itoobiya ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku eedaysay inuu taageeray tallaabooyin ay sheegtay inay ka hor imanayaan danaha istiraatiijiga ah ee Itoobiya, kaddib markii Madaxweynaha Soomaaliya uu 4-tii Oktoobar magaalada Al-Calamayn ee Masar kaga qayb galay shir ay yeesheen Soomaaliya, Masar, Ereteriya iyo Suudaan. Warbixin ay baahisay Wakaaladda Wararka Itoobiya oo ciwaan looga dhigay […] The post Dowlada Itoobiya Xasan Sheekh ku eedaysay in uu ku kacay ficillo ka hor imanaya danaheeda appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.