
In ka badan 850 arday oo ka Maqnaaday iskuullada Sweden kadib fasaxii xagaaga
In ka badan 850 arday ayaa ka maqnaaday iskuullada Sweden kadib fasaxii xagaaga, iyadoo degmooyinku aysan weli ogeyn halka ay carruurtu ku sugan yihiin, inkastoo uu bil ka soo wareegay markii uu bilaabmay sanad-dugsiyeedka. Sahan ay samaysay idaacadda Ekot, oo lagu sameeyay 190 degmo, ayaa muujiyay in in ka badan 90 degmo ay hayaan arday […] The post In ka badan 850 arday oo ka Maqnaaday iskuullada Sweden kadib fasaxii xagaaga appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.