skinny.

Latest / Mudug24

Gobolka California oo Si Rasmi ah u Aqoonsatay Ciidaha Fidriga iyo Adxaa

Guddoomiyaha gobolka California, Gavin Newsom, ayaa saxiixay sharci cusub oo si rasmi ah u aqoonsanaya Ciidul-Fidriga iyo Ciidul-Adxaa gudaha gobolka. Sharciga cusub, oo loo yaqaan AB 2017, ma abuurayo fasax cusub oo mushahar leh oo gaar u ah labada ciidood. Balse wuxuu u oggolaanayaa shaqaalaha gobolka iyo kuwa dugsiyada inay isticmaalaan fasaxyadooda shaqsiyeed ama maalmaha […] The post Gobolka California oo Si Rasmi ah u Aqoonsatay Ciidaha Fidriga iyo Adxaa appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.