skinny.

Latest / Mudug24

Sharciyo cusub oo socdaalka la xiriira oo dhaqan galay 1-da Oktoobar

STOCKHOLM: Laga bilaabo 1-da Oktoobar, waxaa Iswiidhan dhaqan galay sharciyo cusub oo ku saabsan socdaalka, kuwaas oo taabanaya isu keenista qoysaska, qaabilaadda dadka magangelyo-doonka ah, iyo isbeddello la xiriira kiisaska dhalinyarada ay saameeyeen wax-ka-beddelladii hore ee sharciga. Wasiirka Socdaalka ee xukuumadda xilka sii haysa, Johan Forssell, ayaa qoraal uu ku daabacay X ku sheegay in […] The post Sharciyo cusub oo socdaalka la xiriira oo dhaqan galay 1-da Oktoobar appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.