
Xildhibaan kale oo ka tirsan Xisbiga Vänsterpartiet oo Shaqadiisa iska Hakiyay
Axmed Cabbaas Cumar, oo ka tirsan Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet), ayaa si ku-meel-gaar ah uga hakaday shaqadiisa siyaasadeed kadib markii la ogaaday in magaciisu ku jiro baaritaanka socda ee la xiriira tuhunno ku saabsan wax-is-daba-marin doorasho. Go’aankiisa ayaa yimid kadib markii saaxiibkiis xisbiga, Maxamed Cabdqaadir Cali, uu isna ku dhawaaqay inuu fasax ka qaadanayo hawlaha siyaasadeed. […] The post Xildhibaan kale oo ka tirsan Xisbiga Vänsterpartiet oo Shaqadiisa iska Hakiyay appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.