
Xisbiga Centerpartiet oo Taageeray In Sharciyada Hore ee Jinsiyada Lagu Dabaqo Codsiyada Hore loo Gudbiyay
Xisbiga Centerpartiet ee Sweden ayaa taageeray in la dejiyo qodobo ku-meel-gaar ah oo ku jira sharciga cusub ee jinsiyadda, kuwaas oo oggolaanaya in dadka codsaday jinsiyadda ka hor 6-da Juun 2026 lagu dabaqo shuruucdii hore, halkii lagu xukumi lahaa shuruudaha cusub ee adag.
Mowqifkan ayaa yimid kaddib markii warbaahinta Alkompis ay xisbiga weydiisay inuu diyaar u yahay taageeridda wax-ka-beddel sharci oo suurtagelinaya in codsiyadii hore ee jinsiyadda lagu qiimeeyo shuruucdii markaas jirtay.
Xisbiyada heshiiska Tidö ayaa hore u meel mariyey sharciga cusub ee jinsiyadda, iyaga oo aan ku…
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.