skinny.

Latest / Mudug24

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed oo iska casilay xilka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Dr. Axmed Cali Muuse, ayaa shalay si rasmi ah ug gudbiyay hogaamiyaha Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Madoobe warqaddiisa is-casilaadda xilka. Warqadda uu u diray hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayuu ku sheegay inuu si ikhtiyaari ah uga degayo xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, isaga oo codsaday in la aqbalo is-casilaaddiisa. Dr. […] The post Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed oo iska casilay xilka appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.