skinny.

Latest / Mudug24

Ra’iisul Wasaaraha Norway oo hambalyo u diray Magdalena Andersson kadib doorashadii Sweden

Ra’iisul Wasaaraha Norway, Jonas Gahr Støre, ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha Xisbiga Sooshal Dimuqraadiga, Magdalena Andersson, kadib markii ay caddaatay in xisbiyada mucaaradku ay aqlabiyad ka heleen doorashadii Sweden. Støre, oo isaguna ka tirsan Xisbiga Sooshal Dimuqraadiga, ayaa qoraal uu soo dhigay Facebook ku yiri: “Hambalyo Magdalena Andersson iyo Xisbiga Sooshal Dimuqraadiga natiijada doorashada Sweden.” […] The post Ra’iisul Wasaaraha Norway oo hambalyo u diray Magdalena Andersson kadib doorashadii Sweden appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.