skinny.

Latest / Mudug24

Sweden oo Maxkamad soo taagtay Hooyo Ku Eedeysan Guurka Caruurteeda

Sweden: Maanta waxaa dalka Sweden ka bilaabatay maxkamadeynta hooyo lagu eedeeyay inay gabadheeda oo 14 jir ah u guurisay nin 20-meeyo jir ah, xilli ay safar ku joogeen Pakistan xagaagii hore. Gabadha iyo hooyadeed ayaa u safray Pakistan si ay u booqdaan qoyskoodq. Markii ay ku soo laabteen Sweden, gabadhu waxay adeegyada bulshada u sheegtay […] The post Sweden oo Maxkamad soo taagtay Hooyo Ku Eedeysan Guurka Caruurteeda appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.