skinny.

Latest / Mudug24

Ku Dhawaad 1,000 duulimaad oo UK ah oo la baajiyay kaddib cilad farsamo

London, UK — In ka badan 1,000 duulimaad ayaa lagu baajiyay garoomada diyaaradaha ee Britain, kaddib cilad farsamo oo ku timid nidaamka maaraynta duulimaadyada ee hay’adda adeegyada hagista hawada ee Britain, National Air Traffic Services (NATS). NATS ayaa sheegtay in ciladda farsamo ay sababtay hakad iyo dib-u-dhac ku yimid duulimaadyada ka baxaya garoomo badan oo […] The post Ku Dhawaad 1,000 duulimaad oo UK ah oo la baajiyay kaddib cilad farsamo appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.