skinny.

Latest / Mudug24

4 Sano kadib oo Dad loo xiray Rabshadihii Quraan Gubista ee ka dhacay Örebro

Booliska Sweden ayaa gobolka Värmland ku xiray nin 25 jir ah, kaas oo looga shakisan yahay inuu ka qayb qaatay rabshadihii ka dhacay magaalada Örebro intii lagu jiray Ciidda Easter-ka sanadkii 2022. Rabshadahaasi ayaa ka dhashay qorshihii siyaasiga midigta fog ee Denmark, Rasmus Paludan, uu ku doonayay inuu ku gubo nuqullo ka mid ah Qur’aanka […]

The post 4 Sano kadib oo Dad loo xiray Rabshadihii Quraan Gubista ee ka dhacay Örebro appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.