skinny.

Latest / Mudug24

Xaalada Dalka Faransiiska oo Dagan kadib rabshado ka dhacay Halkaasi

Ra’iisul Wasaaraha Faransiiska, Sébastien Lecornu, ayaa sheegay in bandowga habeenkii ee laga dhaqan geliyey magaalooyin dhowr ah oo dalkaas ka tirsan uu gacan ka geystay dejinta xaaladda, kaddib rabshado xooggan oo dalka ka dhacay dhammaadkii toddobaadka.

Lecornu ayaa qoraal uu ku baahiyey baraha bulshada ku sheegay in bandowga laga hirgeliyey deegaanno gaar ah uu ka qayb qaatay soo celinta xasilloonida habeenkii.

“Bandowga laga dhaqan geliyey deegaanno cayiman ayaa gacan ka geystay in habeenkan ay xaaladdu degto,” ayuu yiri ra’iisul wasaaruhu.

Maalintii Isniinta ayuu Lecornu ugu baaqay…

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.