skinny.

Latest / Mudug24

Baarlamaanka Sweden oo Diiday in Magdalena Andersson Noqoto Raisal Wasaaraha Dalka

Stockholm, Sweden – Baarlamaanka Sweden ayaa diiday musharraxnimada hoggaamiyaha xisbiga Socialdemokraterna, Magdalena Andersson, ee xilka Ra’iisul Wasaaraha dalka.

Andersson ayaa heshay taageerada 99-ka xildhibaan ee xisbigeeda, halka 248 xildhibaan ay ka codeeyeen musharraxnimadeeda. Laba xildhibaan ayaa ka maqnaa kulanka baarlamaanka oo ka kooban 349 xubnood.

Natiijadan ayaa ka dhigan in musharraxnimadeeda si weyn loo diiday, maadaama ay ku filan tahay in 175 xildhibaan ay ka soo horjeestaan musharrax kasta si uu ugu guuldarraysto helitaanka xilka Ra’iisul Wasaaraha Sweden.

Magacaabista…

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.