
Baarlamaanka Sweden oo Khamiista u Codaynaya Magdalena Andersson inay Noqoto Ra’iisul Wasaare
Guddoomiyaha Baarlamaanka Iswiidhan, Andreas Norlén, ayaa ku dhawaaqay in baarlamaanku maalinta Khamiista u codayn doono in hoggaamiyaha xisbiga Socialdemokraterna, Magdalena Andersson, ay noqoto ra’iisul wasaaraha dalka. Tallaabadan ayaa timid kaddib markii Andersson ay sheegtay inaysan jirin shuruudihii lagama maarmaanka u ahaa dhismaha dowlad ay ku mideysan yihiin xisbiyada garabka bidix iyo kuwa cagaaran, isla markaana […]
The post Baarlamaanka Sweden oo Khamiista u Codaynaya Magdalena Andersson inay Noqoto Ra’iisul Wasaare appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.