skinny.

Latest / Mudug24

Jilib oo lagu Dilay hogaamiye hore oo ka tirsan Kooxda Shabaab

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay in howlgalkii qorsheysnaa ee ka dhacay degmada Jilib lagu dilay Bashiir Axmed Xaaji Nuunow, oo ay ku tilmaantay hoggaamiye hore oo ka tirsanaa garabka amni ee kooxda Al-Shabaab. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay NISA soo saartay, howlgalka ayaa dhacay habeenkii 1-da Oktoobar, iyadoo hay’addu sheegtay in […] The post Jilib oo lagu Dilay hogaamiye hore oo ka tirsan Kooxda Shabaab appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.