skinny.

Latest / Mudug24

Mareykanka oo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan deegaanka Doolow ee Itoobiya

Safaaradda Mareykanka ee Addis Ababa ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan aagga Doolow ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, iyadoo laga walaacsan yahay xaaladda amni ee halkaasi. Safaaradda ayaa sheegtay in qaybo ka mid ah Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo deegaannada xuduudka la wadaaga Soomaaliya ay ku jiraan meelaha khatarta amni ay sareyso, sababo la xiriira […] The post Mareykanka oo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan deegaanka Doolow ee Itoobiya appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.