
Axmed Macalin Fiqi oo beeniyay inay Dowlada Weerartay Guriga Madaxweynihii hore ee Somaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa beeniyay in dowladda federaalku weerartay guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Seikh Axmed, isaga oo ku dooday in dowladda ay mas’uul ka tahay sugidda amniga dalka, isla markaana ay sharci u leedahay inay tallaabo ka qaaddo meelaha lagu ururinayo hubka iyo maleeshiyaadka.
Wasiirku wuxuu sheegay in haddii dowladdu damacsanayd inay weerarto guriga Shariifka, ay fursado badan u heshay inay sidaas samayso, balse ay dooratay wada-hadal iyo in arrimaha lagu xalliyo si nabadeed. Waxa uu intaas ku daray in dhacdooyinkii hore ee…
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.