skinny.

Latest / Mudug24

Saddex qof oo ku dhaawacmay toogasho ka dhacday Jönköping

Wararka Sweden: Saddex qof ayaa ku dhaawacmay dhacdo toogasho ah oo ka dhacday xaafad la deggan yahay oo ku taalla magaalada Jönköping, Xalay. Booliisku waxay qabteen nin looga shakisan yahay inuu ku lug lahaa toogashada. Dhacdadu waxay ka dhacday xaafadda Hovslätt, oo ay ku yaallaan guryo isku dhafan. Booliiska ayaa warka helay abbaaro 23:30 habeenimo. […] The post Saddex qof oo ku dhaawacmay toogasho ka dhacday Jönköping appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.