
Sweden oo diyaarinaysa isbitaallo u gaar ah xaaladaha degdegga ah haddii dagaal dhaco
Maamulka Sweden ayaa wada qorshe lagu horumarinayo isbitaallada iyo adeegyada caafimaadka degdegga ah, si dalka loogu diyaariyo xaalad dagaal oo suuragal ah.
Saddex gobol ayaa la aqoonsaday inay u badan tahay inay u baahdaan daryeel caafimaad oo dheeraad ah: waqooyiga Sweden, jasiiradda Gotland iyo xeebaha bari ee dalka.
Agaasimaha guud ee Hay’adda Adeegyada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Sweden (Socialstyrelsen), Björn Eriksson, ayaa sidaas ku sheegay warbixin ay baahisay wakaaladda wararka ee TT.
“Waxaan ka duuli doonnaa adeegyada caafimaad ee hadda jira, annaga oo xoojinayna awoodda ay…
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.