
Laftagareen iyo Gen Shubka oo lagu daray liiska cunaqabataynta maaliyadeed ee la xiriirta Al-Shabaab
Guddiga Qaranka ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada ee Soomaaliya ayaa liiska cunaqabataynta maaliyadeed ku daray 10 qof oo uu ku tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab.
Dadka magacyadooda la shaaciyey waxaa ku jira madaxweynihii hore ee dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed. Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), taliyihii hore ee ciidanka asluubta Soomaaliya, Gen. Mahad Shubka.
Go’aanka oo maanta soo baxay ayaa dhigaya in la xayiro hantida dadka liiska lagu daray, laga mamnuuco macaamillada maaliyadeed ee lala sameeyo, isla markaana Xarunta…
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.