
Dowlada Itoobiya oo Sheegtay Inaysan Jirin Cid ka Hor-isgaari karta Bada
Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Itoobiya Abadula Gemeda ayaa sheegay in aysan jirin cid ka hor istaagi karta Itoobiya inay hesho marin ay ku gaarto badda, xilli Addis Ababa ay sii xoojineyso olole ay ku doonayso marin badeed oo ay ku tilmaantay dan qaran oo muddo dheer ah. Abadula, oo wareysi siiyay wakaaladda wararka dowladda Itoobiya […] The post Dowlada Itoobiya oo Sheegtay Inaysan Jirin Cid ka Hor-isgaari karta Bada appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.