skinny.

Latest / Mudug24

Germalka oo lagu xiray Madaxii hore ee Sirdoonka Dalkaasi oo lagu eedeeyay Jaajuus

Madaxii hore ee hay’adda sirdoonka dibadda Jarmalka, August Hanning, ayaa Talaadadii la xiray, isaga oo lagu tuhunsan yahay basaasnimo iyo isku day khiyaano qaran, kiis loo arko inuu noqon karo mid ka mid ah jebinnadii ugu waaweynaa ee dhinaca sirdoonka ee dalkaas tan iyo dhammaadkii Dagaalkii Qaboobaa. Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Federaalka Jarmalka ayaa sheegay in Hanning, […] The post Germalka oo lagu xiray Madaxii hore ee Sirdoonka Dalkaasi oo lagu eedeeyay Jaajuus appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.