skinny.

Latest / Mudug24

Sweden oo Poland u diraysa nidaamka difaaca cirka ee Patriot

Sweden ayaa go’aansatay inay Poland u dirto hal nidaam difaaca cirka ah oo Patriot ah iyo in ka badan 100 askari, si ay u ilaaliyaan garoon diyaaradeed ku dhow magaalada Rzeszów (Jeeshov). Garoonkan ayaa sidoo kale loo adeegsadaa gaadiidka iyo dib-u-rarista qalabka milatari ee ku wajahan Ukraine. Nidaamka Patriot-ka ee Sweden ayaa la filayaa inuu […] The post Sweden oo Poland u diraysa nidaamka difaaca cirka ee Patriot appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.