skinny.

Latest / Mudug24

Trump oo weerar afka ah ku qaaday Soomaalida iyo Haiti-ga, kuna eedeeyay inay Maraykanka burburinayaan

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday muhaajiriinta ka soo jeeda Soomaaliya iyo Haiti, isaga oo khudbad ka jeediyay isu-soo-bax siyaasadeed oo ka dhacay magaalada Youngstown ee gobolka Ohio, halkaas oo uu taageero ugu muujinayay musharraxiinta xisbiga Jamhuuriga ee doorashooyinka soo socda. Trump ayaa khudbaddiisa diiradda ku saaray arrimaha socdaalka, isaga oo […]

The post Trump oo weerar afka ah ku qaaday Soomaalida iyo Haiti-ga, kuna eedeeyay inay Maraykanka burburinayaan appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.