skinny.

Latest / Mudug24

Xisbiga Center-ka Sweden oo diiday wada-hadallo dowlad-dhisid ah haddii Vänsterpartiet uu dowladda ka mid noqdo

Stockholm, Sweden – Xisbiga Center-ka ee Sweden ayaa sheegay inuusan bilaabi doonin wada-hadallo ku saabsan dhismaha dowlad cusub, inta uu Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet) ku adkeysanayo inuu qayb ka noqdo dowladda. Go’aankan ayaa yimid kadib markii hoggaamiyaha Xisbiga Socialdemokraterna, Magdalena Andersson, ay ugu yeertay afarta xisbi ee mucaaradka ah kulan looga hadlayo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka. […] The post Xisbiga Center-ka Sweden oo diiday wada-hadallo dowlad-dhisid ah haddii Vänsterpartiet uu dowladda ka mid noqdo appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.