
Ciidan ka tirsan Somaliya oo Gudiha u galay Dalka Itoobiya Sida ay Xaqiijiyiin Maamulka Deegaanka Somalida
Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa markii ugu horreysay xaqiijiyey in ciidamo ay tababartay dowladda federaalka Soomaaliya ay galeen gudaha Itoobiya, kuwaas oo hadda la marinayo hannaan rasmi ah oo labada dal u dhaxeeya.
Hoggaanka nabadgalyada deegaanka Cabdulqaadir Rashid Duaale, ayaa sheegay in ciidamadan ay dhowaan gaareen Jigjiga, kaddib markii ay ka gudbeen xuduudda Soomaaliya iyo Itoobiya. Wuxuu sheegay in ciidamada loo kala diray koox-koox, isla markaana lagu sugayo habraacyada iyo heshiisyada labada dal.
Wuxuu sheegay in ciidamadu aysan si rasmi ah ugu soo gudbin Itoobiya…
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.