
Socialdemokraterna iyo Vänsterpartiet oo isku khilaafay kulamo la qorsheeyay
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa ku eedeeyay xisbiga Vänsterpartiet inuu ka gaabsanayo kulan ay labada xisbi yeeshaan. Socialdemokraterna ayaa sheegay inuu muddo toddobaad ah isku dayayay inuu qabanqaabiyo kulan u dhexeeya labada dhinac, balse uusan xitaa helin wax jawaab ah. “Runtii arrintani waa mid aad u niyad-jab badan,” ayuu ilo muhiim ah oo ka tirsan Socialdemokraterna u […] The post Socialdemokraterna iyo Vänsterpartiet oo isku khilaafay kulamo la qorsheeyay appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.