skinny.

Latest / Mudug24

Isbedello Dhaqaale Iyo Kordhin Kaalmo oo Ku Imaanaya Qoysaska Sweden Marka ay Timaado Dowlada Cusub

Natiijada doorashada Sweden waxay keeni kartaa isbeddello ku yimaada dhaqaalaha qoysaska, oo ay ka mid yihiin kordhinta lacagta carruurta (Barnbidrag), taageero lagu iibsado baabuurta korontada ku shaqeeya iyo tikidhada gaadiidka dadweynaha oo ka jaban—haddii xisbiyada bidixda iyo cagaarka ay fuliyaan ballanqaadyadooda doorashada. Dhanka kale, qaar ka mid ah ballanqaadyadii xisbiyada Tidö ee ahaa in canshuuraha […] The post Isbedello Dhaqaale Iyo Kordhin Kaalmo oo Ku Imaanaya Qoysaska Sweden Marka ay Timaado Dowlada Cusub appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.