
Nin heestay Dhalashada Sweden oo 26 Sano ogaaday inuu heestay Dhalasho Khalad Ah
Stockholm, Sweden: Maxamed Xuseen ayaa muddo 26 sano ah aaminsanaa inuu yahay muwaadin Swedish ah. Wuxuu haystay baasaboorka Sweden, lambar shakhsiyeed (personnummer), wuxuuna ka qayb qaatay doorashooyinka baarlamaanka Sweden. Hase yeeshee, warqad uu ka helay Hay’adda Canshuuraha Sweden (Skatteverket) ayaa u sheegtay in markii uu dhashay si khalad ah loogu diiwaangeliyey inuu yahay muwaadin Swedish […] The post Nin heestay Dhalashada Sweden oo 26 Sano ogaaday inuu heestay Dhalasho Khalad Ah appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.