
Codbixiyeyaasha Sweden oo doorbida heshiis siyaasadeed halkii doorasho la’aadi lahaa
Sahamin cusub oo laga sameeyay Iswiidhan ayaa muujisay in codbixiyeyaasha xisbiyada bidixda iyo cagaaran ay doorbidayaan in la gaaro heshiis siyaasadeed oo lagu dhiso dowlad cusub, halkii dalka lagu qaban lahaa doorasho kale. Sahanka oo ay samaysay Demoskop oo ay dalbatay wargeyska Svenska Dagbladet, ayaa muujiyay in 50 boqolkiiba dhammaan codbixiyeyaasha ay doonayaan in Magdalena […] The post Codbixiyeyaasha Sweden oo doorbida heshiis siyaasadeed halkii doorasho la’aadi lahaa appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.