
Mareykanka oo Lagu Xiray 18 Sano Jir Fulin rabay Weerar ku Socday Mall of America
Hay’adda FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay inay fashilisay weerar argagixiso oo uu qorsheynayay wiil 18 jir ah oo lagu magacaabo Sheekhdoon Cabdullaahi Maxamuud, kadib markii muddo ku dhow laba sano ay la socotay dhaqdhaqaaqiisa, ugu dambeyntiina ay siisay qori AK-47 ah iyo rasaas uu qorsheynayay inuu ku fuliyo weerarka. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in Maxamuud uu FBI-da […] The post Mareykanka oo Lagu Xiray 18 Sano Jir Fulin rabay Weerar ku Socday Mall of America appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.