skinny.

Latest / Mudug24

Baarlamaanka oo mar kale Andreas Norlén u doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka

Baarlamaanka Sweden ayaa Isniintii dib u doortay Andreas Norlén oo ka tirsan Xisbiga Moderaterna (Conservatives) inuu mar kale noqdo Guddoomiyaha Baarlamaanka (Riksdag). Norlén ayaa helay 200 cod, halka musharraxaddii Xisbiga Social Democrats, Johanna Haraldsson, ay heshay 146 cod. Codbixintu waxay ahayd mid qarsoodi ah oo ay ka qayb qaateen xubnaha baarlamaanka. Intaas ka dib, baarlamaanka […] The post Baarlamaanka oo mar kale Andreas Norlén u doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.