
Ra’iisul Wasaaraha Sweden Ulf Kristersson oo Is Casilay
Ra’iisul Wasaaraha Sweden Ulf Kristersson ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilayo xilka, wax yar kaddib markii natiijooyinka hordhaca ah ee doorashada ay muujiyeen in xisbiyada mucaaradku heleen aqlabiyad. Kristersson, oo ah hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna, ayaa qoraal uu soo dhigay barta X ku sheegay inuu gudbin doono codsigiisa is-casilaadda, isla markaana uu ka degayo xilka ra’iisul […] The post Ra’iisul Wasaaraha Sweden Ulf Kristersson oo Is Casilay appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.