
Xildhibaan Maxamed Cali oo dib ugu soo laabtay Baarlamaanka Sweden
Sweden: Xildhibaanka ka tirsan xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet), Maxamed Cali, ayaa dib ugu soo laabtay Baarlamaanka Sweden si uu uga qayb qaato codbixinta ku saabsan magacaabista hoggaamiyaha xisbiga Centerpartiet, Elisabeth Thand Ringqvist, taasi oo loo diiday inay noqoto raisal wasaare.
Tani ayaa noqotay markii ugu horreysay ee Maxamed Cali uu ka qayb qaato codbixin baarlamaani ah tan iyo markii loo doortay xildhibaan.
Maxamed Cali, oo guul doorasho ka gaaray magaalada Borlänge isaga oo helay codad shakhsi ah oo badan, ayaa hakad geliyay shaqadiisa siyaasadeed kaddib markii la furay…
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.