
Labo Todobaad Kadib Xisbiyada Mucaaradka oo Wali Isku Khilaafsan Dhismaha Dowlada
In ka badan laba toddobaad ayaa ka soo wareegay doorashadii baarlamaanka Sweden, balse weli waxaa muuqata in dhismaha xukuumad cusub uu adkaanayo. Xisbiyada mucaaradka ayaa helay 176 kursi halka xisbiyada ku jira isbahaysiga Tidö ay heleen 173 kursi Si kastaba ha ahaatee, xisbiyada mucaaradka ayaa isku khilaafsan qaabka loo dhisayo xukuumadda. Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet) wuxuu […] The post Labo Todobaad Kadib Xisbiyada Mucaaradka oo Wali Isku Khilaafsan Dhismaha Dowlada appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.