
Anas oo Mudo 40 Bilood Kadib Helay Go’an Diidmo iyo Mid Tarxiilid Ah
Kadib ku dhawaad 40 bilood oo uu sugayay go’aan ku saabsan cusboonaysiinta deganaanshihiisa, Suuriyaan lagu magacaabo Anas Khalousi ayaa helay go’aan lagu diiday codsigiisii, laguna amray inuu ka baxo Sweden oo dib loogu celiyo Suuriya. Hay’adda Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa go’aankeeda ku sababaysay in burburkii xukunkii Bashar al-Assad uu yahay “isbeddel weyn oo ku yimid […] The post Anas oo Mudo 40 Bilood Kadib Helay Go’an Diidmo iyo Mid Tarxiilid Ah appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.