
Sweden oo Kaalinta Seddexaad ka gashay Heerka Shaqo La’anta Yurub
Heerka shaqo la’aanta ee Sweden ayaa bishii Agoosto gaaray 8.7%, taas oo ka dhigtay dalka saddexaad ee ugu sarreeya heerka shaqo la’aanta ee Midowga Yurub. Xogta ay soo saartay Eurostat ayaa muujisay in Finland iyo Spain oo keliya ay lahaayeen heerar ka sarreeya Sweden. Finland ayaa diiwaangelisay 10.3%, halka Spain ay gaartay 10.0%. Celceliska shaqo […] The post Sweden oo Kaalinta Seddexaad ka gashay Heerka Shaqo La’anta Yurub appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.