skinny.

Latest / Mudug24

Puntland oo Golaha Ammaanka u gudbisay cabasho ka dhan ah dowladda federaalka Soomaaliya

Puntland ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u gudbisay qoraal ay kaga hadashay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya, iyadoo ku baaqday in la qabto wada-hadal siyaasadeed oo loo dhan yahay, lana xoojiyo xiriirka caalamiga ah ee lala leeyahay dowlad-goboleedyada. Qoraalka oo ku taariikhaysan 13-ka Sebtembar 2026, kuna socota Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António […] The post Puntland oo Golaha Ammaanka u gudbisay cabasho ka dhan ah dowladda federaalka Soomaaliya appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.