
6 Qof oo ku Dhaawacmay Gaari Bus-ah oo ku Rogmaday meel u dhow Växjö
Bas ay saarnaayeen ku dhowaad 30 qof ayaa ku rogmatay waddada qaranka ee 25-ka (riksväg 25), meel u dhow magaalada Växjö ee gobolka Kronoberg, Sweden. Dad dhowr ah oo dhaawacmay ayaa ambalaas loogu qaaday isbitaalka. Sida laga soo xigtay Gobolka Kronoberg, waxaa la rumeysan yahay in 4 ilaa 6 qof ay qabaan dhaawacyo halis ah. […] The post 6 Qof oo ku Dhaawacmay Gaari Bus-ah oo ku Rogmaday meel u dhow Växjö appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.