skinny.

Latest / Mudug24

Socialdemokraterna oo soo jeediyay in ruqsad laga qaado mulkiilayaasha guryaha ee ku xadgudba kiraystayaasha

SWEDEN: Xisbiga Socialdemokraterna ayaa ku baaqay in dalka Sweden laga sameeyo nidaam ruqsad-siineed oo lagu maamulo dadka guryaha kireeya, si ruqsadda looga laaban karo mulkiilayaasha lagu helo falal sharci-darro ah ama si xun ula dhaqma kiraystayaashooda.

Tallaabadan ayaa timid kaddib markii baaritaan ay samaysay warbaahinta Hem & Hyra lagu ogaaday in ugu yaraan 1,114 qof oo guryaha kireeya lagu helay dembiyo kala duwan tobankii sano ee la soo dhaafay. Qaar ka mid ah dembiyadaas ayaa si toos ah loogu geystay dadka guryaha ka kiraystay.

Afhayeenka xisbiga u qaabilsan arrimaha guryaha, Joakim…

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.