skinny.

Latest / Mudug24

Xildhibaan Mohamed Abdulkadir Ali oo Shaqadiisa Barlamaanka la Hakiyay Sida ay Xaqiijiyeen Xisbiga Vänsterpartiet

lSTOCKHOLM, Sweden — Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet) ayaa sheegay in xildhibaan la doortay oo ka tirsan xisbiga, Mohamed Abdulkadir Ali, uu hakiyey bilaabashada xilkiisa baarlamaanka, ka hor inta uusan si rasmi ah u bilaaban muddada cusub ee baarlamaanka. Go’aanka ayaa yimid iyadoo uu socdo baaritaan la xiriira tuhunno ku saabsan wax-is-daba-marin doorasho oo ka dhacay magaalada […] The post Xildhibaan Mohamed Abdulkadir Ali oo Shaqadiisa Barlamaanka la Hakiyay Sida ay Xaqiijiyeen Xisbiga Vänsterpartiet appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.