skinny.

Latest / Mudug24

War Deg Deg Ah:- Mucaaradka Sweden oo ku Guuleestay Doorashada, Codadka oo la Dhameestiray

Tirinta codadka doorashada baarlamaanka Sweden ayaa lagu soo gabagabeeyay dhammaan 6,626-ka goobood ee codbixinta, iyadoo hadda la sugayo in si rasmi ah loo diiwaangeliyo natiijada hordhaca ah. Isbahaysiga mucaaradka ayaa helay 176 kursi, halka xisbiyada Tidö ay heleen 173 kursi. Goobtii ugu dambaysay ee codadka lagu tiriyo waxay ahayd xarunta isku-geynta codadka ee magaalada Göteborg […] The post War Deg Deg Ah:- Mucaaradka Sweden oo ku Guuleestay Doorashada, Codadka oo la Dhameestiray appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.