skinny.

Latest / Mudug24

Trump iyo Putin oo ka wada hadlay soo afjaridda dagaalka Ukraine

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, isagoo u sheegay inuu doonayo in si degdeg ah loo soo afjaro dagaalka Ukraine. Sida uu sheegay Kremlin-ka, Trump wuxuu sheegay in haddii dagaalka la soo afjaro ay suuragal noqon karto in si buuxda dib loogu soo celiyo xiriirka Mareykanka iyo […] The post Trump iyo Putin oo ka wada hadlay soo afjaridda dagaalka Ukraine appeared first on Mudug24.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.