
Haweeney lagu dilay guri ku yaalla Helsingborg, nin 70-meeyo jir ah oo loo xiray dilka
Haweeney ayaa meydkeeda laga helay guri ku yaalla magaalada Helsingborg, waxaana booliisku ka shaki qabaan in la dilay. Nin da’diisu tahay 70-meeyo jir ayaa loo xiray isagoo looga shakisan yahay dilka Dhacdadan ayaa booliiska lagu wargeliyay galabnimadii Arbacada. Ninka looga shakisan yahay dilka ayaa lagu qabtay laguna xiray guriga. Booliisku ma aysan dooneyn inay faahfaahin […] The post Haweeney lagu dilay guri ku yaalla Helsingborg, nin 70-meeyo jir ah oo loo xiray dilka appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.