
Migrationsverket:- Dadka Dalbanaya Lacagta Dib u Laabashada oo Korortay, Suuriyaanka oo Hogaaminaya
Hay’adda Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa sheegtay in codsiyada lagu dalbanayo gunnada dib-u-noqoshada ikhtiyaariga ah ay si weyn u kordheen intii lagu jiray 2026, kaddib markii bilowgii sannadka si weyn loo kordhiyay lacagta la siinayo dadka dalkooda dib ugu laabanaya. Intii u dhexeysay Janaayo iyo Agoosto 2026, waxaa la helay 763 codsi, waxaana 454 ka mid […] The post Migrationsverket:- Dadka Dalbanaya Lacagta Dib u Laabashada oo Korortay, Suuriyaanka oo Hogaaminaya appeared first on Mudug24.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.