skinny.

Latest / Mudug24

Sharci cusub oo khuseeya dhammaan dadka baaskiilka wata iyo kuwa mootooyinka korontada ku shaqeeya (elsparkcykel) isticmaala.

In ka badan kala bar dadka waaweyn ee baaskiillada iyo mootooyinka korontada ku isticmaala Iswiidhan ma xirtaan koofiyadda badbaadada. Xaaladda ayaa ka sii daran dadka isticmaala mootooyinka korontada ee la kireysto, sida lagu sheegay xog cusub oo ay soo bandhigtay Hay’adda Qaranka ee Badbaadada Gaadiidka (NTF).

NTF ayaa ku baaqaysa in la soo saaro sharci koofiyadda badbaadada ku waajibinaya dhammaan dadka baaskiillada wata iyo kuwa isticmaala mootooyinka korontada, iyadoon loo eegin da’dooda.

“NTF waxay aaminsan tahay in la hirgeliyo sharci koofiyadda baaskiilka ku waajibinaya dhammaan dadka…

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.