Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Hooyo ku yaboohday 40 litir oo caanaha naaskeeda ah kuna heshay 250 karoon litirkiiba. Xasaasiyada faxalka dhirta oo sannadkan aad u sarreeya iyo Ururka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Degmada Stockholm waa in ay hagaajiso qaabka ay ku caawini lahayd sidii ey dhallinyaradu uga bixi lahaayeen ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyah Sweden
Sweden ayaa rabta in ay Yukrayn u dirto madaafiicda goobta nooca loo yaqaan Archer. Dhallaan dhigta dugsiga xannaanada ee Halmstad oo bii'ada u bannaanbaxay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyah Sweden
Ciyaaryahanka Zlatan Ibrahimovic oo 41 jir ah ayaa ka mid noqonaya xulka qaran ee tartanka isreereebka koobka Yurub. Hayadda hoggaanka bulshada –…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Hoos u dhaca dhaqaale illaa iyo hadda ma uu horseedin in shaqo la'aantu badato, sida ku cad tirakoobka cusub ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Rasmus Paludan oo lagu furay baaris dacwad ah iyo inuu ku kacay dambi. Haweeney naaska laga qalay iyada oo lagu qalday mid kale iyo 17 jir lagu helay dambi dil…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Bileyska oo qeyla dhaan ka muujiyay sida ay u fududahay helitaanka daroogada. Sharci cusub oo argagixiso oo ay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Kaniiniga xoojiya galmada ragga oo inta badan la isku dayo in si dhuuleysi ah dalka lagu soo geliyo. Maalinta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Rihanna Omar oo dib ugu soo laabatay qoyskeeda Sweden. Xubno badan oo la filayo iney ka soo goostaan kooxaha dambiyada maadaama rabashada kooxahaasi ku fiday…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Jahawareerka ka taagan tareenka pendeltågen oo soo dhammanaya toddobaadka soo socda. Tartanka Vasaloppet oo xiisa gaar lahaa sannadkan iyo sicirka korontada oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Galinkii hore maanta oo jimce ah oo bartamaha magaalada Örebro lagu weeraray gabar dhalinyaro ah. Xukuumadda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Labo wiil oo walaalo ah ayaa lagu eedeeyay in ay hooyadood ku dileen magaalada Göteborg. Gabar 10 jir ah oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyah Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xukuumadda Sweden iyo xisbiga ay wada shaqaynta leeyihiin ee Sverigedemokraterna ayaa aad u doonaya dad badan oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Iftinka midabk wata ee ah daahirada caanka ka ah waqooyiga fog ee Yurub, ayaa xalay si muuqata looga arkay inta badan dalka Sweden. Talaadada maanta oo bishuna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Kulan cusub ayaa dhex mari doona Turkiga, Sweden iyo Finland. Kulankaa oo ku saabsan geeddi socodka ku biiridda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Sweden oo ku biirtay dalalka taangiyada casriga ah u diraya Ukraina. Deyn badan oo ay soo celisay hayadda ilaalinta deymmuhu. Bileyska oo hawada kala soconaya…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Saraakiil ka tacsiyeenaya geeriga sarkaalkiisare ee meydkiisa laga dhex helay aqalkiisa. Shil ka dhacay banaanka Hedimora oo dhallaan ku dhaawacmeen. Dab ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Caruurta ku dhalatay Iswiidhen 2022 oo uu hoos u dhac ka muuqdo. Xafiiska shaqada oo dib u celinaya lacag aan la isticmaalin iyo safiirka turkiga oo la kulmay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xisbiga SD oo siyaasiyiin ka tirsan xisbiga u eryay arrimo la xiriria cunsuriyad. Socialdemokraterna oo soo jeediyay hindise hore uu u doonayay xisbiga M…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wasiirka arrimaha dibedda Sweden oo soo dhoweeyay hadal ka soo yeeray dhigiisa Turkiga. Dowladda oo xil dheeri ah iska saari doonta daryeeka dhallaanka iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyo Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xarummaha daryeelka cudurrada dhimirka dhallaanka ee magacooda loo soo gaabiyo BuP oo dhaleeceeyn loo soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyo Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Hoggaamiyaha xisbiga socialdemokraterna Magdalena Andersson ayaa ka hadashay xogtii ugu dambeysaey ee ka soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Shirkadda SAS, jaamicado iyo hayado lagu weerarey aaladda cyper-ka. Waxaa sheegtay koox isku magacaawday…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Maanta oo talaado ah ayaa waxaa magaalada Bryssel oo xarunta Nato ku kulmay wasiirrada gaashaandhigga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Gobolka Gävleborg ayaa waxaa ku nool dhallinyaradda da'dooda u dhaxeyso 18-24 oo ay heyso shaqo la'aanta ugu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyo Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Kaniisadda Sweden ayaa dib u eegis ku samaynaysa u diyaar garoobideeda xaaladaha khatarta ah iyo dagaallada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Laba nin oo wejiga u duuban yahay isla markaana hubeeysan ayaa maalintii shalay nin maxbuus ah ka soo furtay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ciidammada nabadsugidda Sweden ayaa sheegay in ay u jeedaan khatarta weerar ku wajahan Sweden ay kor u kacday…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Baabuurta la geeyo Skrott-ka oo yaraaday. Duulimaadyada diyaaradaha oo dib ugu laabtay heerkii Covid ka hor iyo degmadda Avesta oo dhalleeceyn kaga timid…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dad aad u fara badan kuna nool Sweden ayaa ehelkooda waxay ku sugan yihiin goobaha uu dhulgariirku xalay iyo maanta ku dhuftay ee koonfurta dalka Turkiga iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWrarkii maanta ee Radiyaha Sweden
Xildhibaanno ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka dalka Mareeykanka oo sheegay inaaney ansixin doonin iibka diyaaradaha F-16 ee dalka Turkiga, haddaannu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Centerpartiet ayaa maanta doortay hoggaamiye cusub oo baddelay Guddoomiyii hore Annie Lööf. Laga bilaabo jimcaha lixda subaxnimo ayey laanta saadasha hawadu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Taliyaha booliiska ah ee magaciisa la yiraahdo Mats Löfving ayaa loo gudbiyey laba ashtako ka dhan ah, hase…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Guryaha lagu xannaaneeyo dhallinyarada oo magacooda loo soo gaabsho HVB ayaa noqday meelo ay carruuurtaasi ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Dalka Finland ayaa ku adkeeysanaya go'aankiisii ahaa iney Iswiidhen iyo Finland mar wada galaan ururka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wasiirka caddaaladda Iswiidhen oo ku baaqay in midowga Yurub iska kaashado kooxaha abaabulan ee dambiyadda. Koox arbushaad ama jabsi ka fulisa internetka oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xagjirka midigta fog Rasmus Paludan ayaa sheegay in Chang Frick oo ka tirsan kanaal Rix ee uu leeyahay xisbiga SD uu bixiyay kharashka uu bileyska kaga doontay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maamulka jaamicadda al-Azhar ee dalka Masar ayaa ku booriyay in cunaqabateeyn lagu soo rogo dalka Iswiidhen. Baaritan ay sameesay jaamcada Uppsala ayaa lagu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shirkadaha korontada oo u dira macaamiisha xoggo kala duwan. Hoggaamiyaha xisbiyada mucaaradka Magdalena Andersson oo ka hadashay arrinka ka taagan codsiga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xaaladdii cakirnayd ee qiimaha korontada oo laga yaabaa inay soo gabagaboowdo. Xagaagii ina soo dhaafay keliya…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ka dib qaraxyo hirar ah oo is daba joog ah oo ayaamahaan ka dhacayey magaalada Stockholm iyo nawaaxigeeda ayey…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Maanta oo ay bishu tahay 19ka jannaayo, oo ah maalin ka hor maalintii ay walidiinta carruurta lahi, heli jireen…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Muharrem Demirok oo iska celinaya dhalashada Turkiga. Bishii diseember ayay hoos u dhacday guud ahaan korontada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Nils van der Poel oo ah cayaar yahan dheelka cayaarta barafka lagu ordo ayaa saddex biladood ku guulaystay xaflad…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Caafimaad darrada lala xiriirinayo cuntada iyo cabbitaanka ayaa soo badanaya sida ay sheegtay hay'adda cuntada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Afhayeenka baarlamanka Iswiidhen ayaa sheegay inuu ka xun yahay inuu dalka turkigu joojiyey booqashadii uu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Intii lagu guda jirey fasixii Kirismaska ayey ururka BRIS (xuuuqda dhallaanka ee bulshada dhexdeeda) soo gaareen…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Bukaan xanuun u yiil isbitaalka Helsingborg ayaa geeriyooday iyadoo aan cidi ogaan. Ururka dhallinyarada ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Cayaarta kubadda cagta dumarka ayaa sannadka dambe taallo lagu weynayayo looga dhisayaa magaalada Göteborg…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Qiimaha cunnada ayaa la fileyaa inuu kor u sii kaco sannadkaan, haseyeeshee kor u kacaan ayaa la qiyaasayaa in uu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka raadiyaha Iswiidhen
Horraantii sannadkii ina dhaafay ayaa hirgalay xeer cusub oo ku saleeysan inay ganaax wajahayso ciddii bannaanka ku tuurta qashin xitaa aan waynayn. Qaraxyadii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka raadiyaha Iswiidhen
Maxkamadda degmada Blekinge oo maanta xukuntay nin 44 jir ah oo lagu eedyeyey xadgudubyo dagaal. Ninkan ayaa iska dheereeyay dembiga lagu soo oogay. Wakaaladda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Hayadda caafimaadka bulshada oo sheegtay inay doonayso in saami tijaabo oo dhanka civid-19 ah lagu xiro dadka ka soo safraya dalka Shiinaha. Ilmihii ugu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ciidanka ammaanka ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo dembiyo kala duwan lagu tuhunsan yahay kadib qarax xooggan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Dawladda oo dooneeysa in dugsiyada hoose/dhexe ay ardaydu qaataan xisaab iyo iswiidhish dheeri ah, soona jeedisay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dad ka tira badan intii hore ayaa ka faqooqan sidii ey lacag caddaan ah u bixin lahaayeen. Maxkamadda sare ayaa ciqaabtii ka dhintay labo nin oo booliiska u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Nin lagu tirinayo in uu ka tirsanaa shabakad dembiileyaal ah ayaa maalintii Krismiska toogasho lagu diley…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Iskuullada muslimiintee xorta ah ee kala ah Framsteg oo ku yaal Stockholm iyo Imaan Skolan ee magaalada Uppsala…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Hayadda kormeerka dhaqaalaha ayaa sahlaysa xeerarka si qaxootiga loogu sahlo inay yeeshaan akawn ama koonto bangi. Faafidda covid-19 ayaa kor u kacaya dalka…